Free shipping from € 120

Somali bacwayne Dirac Ku caan baxay dhaldhalaal Set K131023hh

Was qafiif muuqaalkiisu kusoo jiidanayo u xero munaasabadda kugusoo socoto.

Kharashka keenista waxaa La xisaabi €5/€10.

Diraacdan gaarka ah waxaa lagu qurxiyey naqshado isku dhafan, waa dhameys dirac gorgorod iyo Garbasaar casri ah taas oo abuuraysa qurux . Caleemaha dhaldhalaalka ah waxay ku darayaan taabasho xarrago iyo muuqaalka ifaya. Waa doorashada ugu fiican ee dharka xafladda arooska.
Diracaani waa hubaal inuu madaxyo soo jeedin doono oo ku dareensiin doono boqorad run ah maalinta gaarka ah ee arooska 💃👑
Waxa kaliyee ka dhiman Bacwaynahaan waa adiga oo xedha.
Online ka dalbo oo Ilbaabkaaga Ku hel

Brand: Somali bacwayne

Buy Somali bacwayne Dirac Ku caan baxay dhaldhalaal Set K131023hh

Quantity
100.00 You save 25.00!

In Stock