Jurken voor bruidsmeisjes

Somali bacwayne Dirac Midabyo badan leh oo qurxoon k261023hh

Midabyo badan leh oo qurxoon bacwayne Loogu talagalay aroos, waxàad ka heleysaa Hilho Shopping..

Kharashka keenista waxaa La xisaabinayaa €5/€10.

Somali bacwayne Dirac cusub oo loo xerto xafladaha aroosyada K201023hh

Tayo, soo jiidasho iyo dhaldhalaal gaar ah.

Kharashka keenista waxaa La xisaabi €5/€10.

Somali bacwayne Dirac bacwayne oo midabyo isku dhafan k121023hh

Kharashka keenista waxaa La xisaabi €5/€10.

Waa Dirac indhuhu jecleysanayaan! Waa lebbis cajiib ah.

Somali bacwayne Dirac si cajiib ah farshaxankiisu loo dhigay 😊🌺 K151023hh

Diracaan gabi ahaanba waa cajiib!!!

Kharashka keenista waxaa La xisaabi €5/€10.

Somali bacwayne Bacwayne leh isku dhafka cawl iyo casaan K81023hh

Gurigaaga waxa lagu keeni €5/€10 , adoon dhibtoon.

Waxay ku darsaysaa qiimo , astaan gaarah iyo qurux ....

Somali bacwayne Ku xarragoo , Diracaan Dayax 15aadka lagu sharxay k141023hh

Ku xarragoo , diracaan midabkiisu firfircoon yahay oo dayax 15aadka lagu sharxay. K141023HH!

Kharashka keenista waxaa La xisaabi €5/€10.